Wararka ka imaanaya qeybo kamid ah gobolka Gedo gaar ahaan degaanka udhaw Geedwayne ayaa sheegaya inay ka jiraan abaaro xooggan oo sababay inay saameeyaan nolosha dadka iyo duunyada Gudoomiayah Geedwayne iyo waxgaradka ayaa kawar bixiyey xaalada guud ee deegaanka ku hareereysan Geedwayne.
Hoos kadawo
Leave a Reply