Ismada,waxgaradka iyo odayaasha gobolka Karkaar shir ay igu yimaadeen ayaa cambaareeyey odaaysha dhibka loo gaystey. cuqaashaan lamasaafuriyey lana xiray ayaa sumcad wayn ku leh shacabka somaliyeed taasi waa hadalkii ismadii isug yimid Qardho. cuqaashaan ayaa sheegey in beesha harti meel wayn looga dhacay arintaana wali madhacin, odayaasha ayaa sheegay Axmed madoobe iyo Darwiish inay yihiin Darood.
Hoos kadaawo
Leave a Reply