Waxaa Suuqa lagu Magacaabo Suuq Bacaad oo ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir lagu Toogtay Qof Dumar ah oo ka mid aheyd Dadka ku Ganacsada Suuqa, Marxuumada la Dilay ayaa lagu Magacaabi jiray Hooyo Aamino Maxamuud Axmed,waxaana la sheegay in ay Suuqa ku iibineysay Dhar Huudheey ah Waxaan lama garanaayo sababta loo dilay Aamino Maxamuud Axmed oo aheyd qof da’ ah.
Leave a Reply