Guddoomiyaha golaha shacabka, mudane Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari) ayaa maanta xafiiskiisa magaladda Muqdisho waxaa uu ku qaabiley guddoonka Aqalka sare ee dalka ayagoo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta labada Aqal isla markaana ay u dhexmari lahayd wad shaqayn ku dhisan horumarinta midnimadda Soomaaliyeed.
Guddoonka barlamaanka federaalka Soomaaliya iyo Guddoonka aqalka Sarre ayaa kulankoodu wax ay isku afgarteen in kulanka barlamaanka lagu dhiso guddiga qaban qabada doorashadda madaxweynaha Soomaaliya.
Leave a Reply