Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo ku Shiray Xarunta Xero Midow oo Maalmo ka hor loo diiday oo ku taalla Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Galmudug, Kulanka ayaa Xildhibaanadu waxey ku Magacaabeen Labo Guddi oo kala ah Guddiga Abaaraha iyo Guddiga Dib u heshiisiinta madaama bulshada Galmudug dhib wayn oo isugu Jira xarig dil cagajuglayn ay ugeesteen madaxdii Galmudug.
Hoos kadaawo
Leave a Reply