C/laahi Shiikh Ismaaciil Fartaag oo ahaa Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga qaban qaabada Doorashada madaxweynaha Cusub ee Soomaliya, Sababaha uu isku casilay ayaa lagu sheegay in uu eedeen kala kulmay qaar kamid ah Musharixiinta madaxweynaha Soomaliya, oo isaga ku eedeeyay in uu taageero weyn u yahay Musharax Xasan Shiikh maxamuud, islamarkaana si cad warbaahinta ugu sheegay uusan istaahilin xilka loo dhiibay.
Leave a Reply