Kulan Balaaran oo ay isgu yimaadeen asxaabta Siyaasiyeed ee dalka Soomaliyeed oo kadhacay Muqdisho ayaa waxaay sheegeen in faragalin xooganlagu hayo doorashada Madaxwaynaha soomaliya Gaar ahaan wadamada dariska ah kulan kaan waxaa kaqayb galay qayma kamida xisbiyada dalka.
Leave a Reply