Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar “Camey” ayaa sheegay in ay tahay muhiim General Gabre dalka in laga saaro waxaa kaluu sheegay in gabre aysan itoobiya aqoon oo shaqsi yahay shacabka soomaliyeedna xaq uleeyihiin in Gabre lacayrsho.
Leave a Reply