Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Mudisho Juusuf Xuseen Jimcaale oo maanta Bahda warbaahinta Shir Jaraa’id ugu qabtay magaalada muqdisho ayaa ku dhawaaqay in maalinta Barri ah wixii kadambeeya ay xiran tahay magaalada shacabkana looga baahan yahay wada shaqayn.
Sababaha loo xirayo waddooyinka magaalada ayuu ku sheegay guddoomiyaha Gobolka arrimo la xiriira doorashada Madaxweynaha jamhuuriyadda oo lagu wado in ay ka dhacdo magaalada Muqdisho maalinta Arbacada.
Leave a Reply