Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ayaa ka soconeysa hoolka logu talagalay in lagu qabto doorahada.
xarunta Doorashada ayaa ku sii qul qulayaan Xildhibaannada baarlamaanka ee Aqalka Sare iyo Golaha shacabka.
Waxaa sidoo kale xarunta ku sii qul qulaya Wakiilo ka socda beesha caalamka, si ay goob joog uga noqdaan doorashada.
Leave a Reply