Alle ha u naxariistee Xildhibaan Siciid Xasan Geedi ayaa xalay ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho
Waxa uu Hore Uga Mid ahaa Saraakiishii Ciidamada Xooga Dalka, Isagoo Haystay Darajada Generaal-nimo oo ay dowladii Kacaanka Siiysay.
Gudoonka Baarlamaanka ayaa ka tacsiyey geerida ku timid xildhibaan Siciid Xasan Geedi oo ka tirsan xildhabaanadii ka qeyb galay doorashaddii lagu doortay guddoonka baarlamaanka
Leave a Reply