Xafladda caleemo saarka madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa loo xilsarey gudi wasaaro ah. Xafladaan oo loo qorsheeyey inay kasoo qeyb galeen madax badan oo ka kala imaanayo wadamada ay Soomaaliya xiriirka la leedahay ayaa lagu wadaa inay magaalada Muqdisho ka dhacdo taariikhda markay tahay 22 February oo ku aadan maalin Arbaco ah .
Leave a Reply