Hawwenka degmada doolow ee gobolka gedo ayaa waxay deeq raashina gaarsiiyeen Barakacayaasha ku sugan degmada Doolow, deeqdaan ayaa waxay katimid Haweenka degmada doolow.
Barakacayaasha ayaa uga mahadceliyey deeqdaan lasoo gaarsiiyey iyakoo sheegay inay aad ugu baahnaayeen waxayna umada islmaaka iyo walaalahooda soomaliyeed ugu baaqeen inay deeq lasoo gaaraan madaama ay ku jiran xaalad aad uliidata.
Leave a Reply