WAXAA DHAMAAN JALIYADA SOMALIDA EE DALKA MARAYSKANKA GAAR AHAAN MAGALADA COLUMBUS, OH LA OGAYSINAYAA INAY KASOO QAYB GALAAN XAFLAD BALAARAN OO LAGU SOO DHAWEYNAYO GUUSHA DOORASHADA MADAXWAYNAHA SOOMALIYA MUDANE MAXAMED CABDULAAHI FARMAAJO.
HADABA WAXAA DHAMAAN JALIYADA SOOMALIYEED COLUMBUS OH LAGU WARGALINAYAA INAY KASOO QAYB GALAAN XAFLADAAS OO KADHACAYSA 1739 N H STREET. COLUMBUS OH WAQTIGANA SABTIDA FEB, 25TH 2017 WAQTIGANA 4:00 PM – 1:00 AM WAXII FAAHFAAHIN POSTERKA KA AQRISO KALANASOO XIRIIR GUDIGA QABAN QABANQABADA XAFLADA SOO DHAWEYNTA MADAXWAYNAHA SOOMALIYA
Leave a Reply