Shirkii kasocday dalka Turkey oo lagana hadalayey ayaaha somaaliya ayaa lasoo gaba gabeeyey iyadoo goobtaa ay kamaqan yihiin maamulka goboleedka somaliyeed ee Puntlad. raysawasaraaha ayaa saxaafada lahadley oo sheegay inuu shirkaan si fiican udhacay kuna qanacsan yahay wixii kazoo baxay maamulka puntlandna lala hadlayyo.
Hoos Kadaawo
Leave a Reply