Xaflad aad uwayn oo ay soo qaban qaabiyeey uruka aqoonyahanada iyo ardayda Soomaliyeen (WorldWide Somali Students and Professionals) marka lasoo gaabiyana loo yaqaano WSSP iyo hay’ada IOM qaybteeda horimarinta Africa. xafladaan oo ahayd sidii aqoon yahanada soomaliyeed uGu noqon lahayeen dalkooda una hormarin lahaayeen .Gudoomiyaha WSSP Khasim Mohamed Ali ayaa bulshadii halkaa timid kala hadlay muhiimada ay leedahay in aqoon yahanada Soomaliyeed ugu faa’ideen lahaayeeed umada Somaliyeed , dalkuna ubaahan yahay aqoon yahano Gudoomiye Khaasim ayaa hadal dher oo muhiim ujeediyey isagoo aqqarkiina kula dad daarmay shacabka Soomaliyeed in wadanku noo baahan yahay loogana faa’diiye aqoonta ilaahay nasiiyey.
Hoos kadaawo
Leave a Reply