Golaha Guurtida Maamulka Somalilad ayaa Maanta isku Raacay in Doorashooyinka Maamulka Somaliland dib loo dhigay islamarkaana la isku raacay Xilliga la qabanayo Doorashada, Doorashada Madaxwaynaha waxaa ay u asteeyeen in la qabto 13-12-2017 Madaxwayaha Somaliland waxaa markii labaad ee loo kordhiyo.
Golaha wakiilada waxaa la kordhiyey muddo laba sano waxaana doorashada la qabanayaa 28-04-2019, Doorashada Golaha Deegaanka waxaa loo asteeyay 28-04-2019.
Doorashada Golaha Guurtida waxaa la qabanayaa 28-04-2020.
Leave a Reply