Guddoomiyaha degmada Luuq ee Gobolka Gedo Maxamed Xasan Cismaan iyo 4 ka mid ah ilaaladiisa ayaa ku dhaawacmay Qarax ka dhacay degmadaasi, Sidoo kale mid ka mid ah ilaalada Guddoomiyaha ayaa ku dhintay Qaraxaaas oo ahaa Qara miino ah oo ay la kulmeen Guddoomiyaha iyo ilaaladiisa, Gudoomiyuhu uu ku dhaawacmay qaraxaasi, iyadoona uu ka dhaawacmay qaarka hoose.
Leave a Reply