Madaxwaynaha Soomaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa balaqaaday in dibada lagu soo daaweynayo Sadex kamid ah qoysaskii ay waxyeelada kasoo gaartay hoobiyayaal lagu garaacay magaalada Muqdisho marki ay socotay xafladdii Madxweynaha Soomaliya Lagu Caleema-saaray.
Dowladda ay ku Guuleysatay in dalka Turkiga loogu qaado ayaa waxay ay ahaayeen caruur kuwaasi oo ku waxyeeloobay Hoobiyayaashii Al-shabaab ay ku tureen Degmada Wadajir, balse waxay ku dhaceen guryo dad masaakiin ah ku noolaayeen.
Leave a Reply