Madaxweynaha Jamuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabadullaahi Farmaayo ayaa kulan laqaatey haweenka buldhada rayidka ah oo ka kala yimid gobolada dalka iyo Muqdisho waxaana ku saabsnaa sidii haweenka u heli lahayeen qoondadii hawenka.
Madaxweynaha Soomaali Maxamed Cabdullaahi Farmaayo ayaa uga mahadceliyey kulankaan ay wadaqaateen waxaa kaloo yiri Dumarku waan ogahay kaalinta ay ku leeyihiin bulshada, waa in aad dowladda la shaqeysaan dadkana ku dhiiro galisaan in ay Canshuurta Bixiyaan dawladana taageraan.
Leave a Reply