Wafdi ka socday Ururka Midowga Afrika ayaa gaarey Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Maamulka Jubba-land, Waftigaa waxaa qaabiley madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan. Waxayna Kulan kula qaadan doonaan guriga martida Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, ujeedka socdaalkoodu waxuu yahay u kuurgalista xaalada dalka.
Leave a Reply