Wafti uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumud Aadan ayaa soo gaarey Degmada Baardheere ee gobolka Gedo, waxan Garoonka diyaadaha kusoo dhaweeyey Maaulka iyo qaybaha bulshada ee Baardheere.
Madaxda maamulka Baardheere ayaa cabasho u gudbiyey gudoomiyaha gobolka Gedo in ciidamada itoobiya dhib ku hayaan buslhada Baardheere, gudoomiya Gobolka Gedo ayaa ugu baaqay Dawlada Soomaliya iyo qurbajoogta in gurmad lala soo gaaro bulshada gobolka Gedo.
Leave a Reply