Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, haatanna ah Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha shacabka Soomaaliya Xildhibaan C/weli Ibraahim Sheekh Muudey ayaa Xilkii Wasaaradaas ku wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac waxaana ka soo qaybgalay Ra’iisulwasare ku xigeenka Xumuumadda Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin ka kala socotay Qaybaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
Leave a Reply