Ciidamada Itoobiya ayaa Mudo dhan 3 Sano Maamulayay Degmada Ceel-buur ee Gobolka Galgaduud, waxaana tan iyo Xiligaa Magaalada Ceel-buur ay ku jirtay Go’doon ay saareen Dagaalameyaasha Al-shabaab, Ciidamada Itoobiya ayaa Faaruqiyey Magaalada Ceelbuur waxaana ay u soo dhaqaaqeen Dhanka Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Gobolada dhexe.
waxay ku laahaayeen degmada Ceelbuur goobo badan oo difaac kaga jireen waxaadna arkaysaa dhalooyin qabro ah oo uga tageen goobihii ay baneeyen.
Leave a Reply