Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliso Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed ayaa kulan muhiim ah la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Qatar oo uu hogaaminayey Sheekh Xamed Bin Fahad Al Thani oo ka mid ah qoyska boqortooyadda dalkaasi, Safiirka Qatar ee Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda gargaarka ee Qatar charity.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dalbaday in ay laba labaan howlaha gurmadka abaaraha isla markaana ay dowladdu dhiiri gelinayso cid kasta oo ka qayb qaadanaysa gurmadka abaaraha.
Leave a Reply