Shirkii u dhaxeeyay madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ayaa la soo gaba gabeeyay waxaana laga soo saaray warmurtiyeed Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay waxyaabaha ugu waaweyn ee diirada lagu saaray shirka.
Leave a Reply