Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Maanta Kormeeray Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya,waxaana halkaas uu kula kulmay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda, Ra’iisul Wasaaraha ayaa u kuur galayay Shaqada Wasaaradda Maaliyadda ka socota,maadaama Wasaaradda Maaliyadda ay tahay Wasaaradda ku shaqada leh Dhaqaalaha soo gala Dowladda.
Leave a Reply