Wasiirka warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safiirka Imaaradka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Cusman, iyadoo kulanka looga hadlay sidii Imaaraadka Carabta ugu qeyb qaadan lahaa tayeynta warbaahinta qaranka.
Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha, ayaa danjiraha Isutagga Imaaraadka Carabta ugu mahadceliyay ololihii dhaqaale loogu aruurinayay dadka Soomaaliyeed oo Jimcihii laga bilaabay dalkaas.
Leave a Reply