Guddoomiye Kuxigeenka Siyaasadda iyo Amniga waxaa loo Magacaabay Saalax Sheekh Maxamed,Guddoomiye Kuxigeenka Maaliyadda,waxaa loo Magacaabay Maluuka Dheere C/qaadir,Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada waxaa loo Magacaabay C/llaahi Cilmi Erag oo loo yaqaanno Xaaji Erag ,halka Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud waxaa loo Magacaabay Aadan Sheekh Cali Fiidow.
Leave a Reply