Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya ayaa dad shacab ah ku xasuuqay deegaano udhaw Degmada Balanbal iyo Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, Khasaaraha ay Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya ay ugaysteen dadka xoolo dhaqatada ayaa ah Dil,Kufsi, iyo ayakoo udiiday dadka abaaruhu saameeyeyn inay helaan biyo iyo daawo wararka qaarkood ayaa sheegaya inay qafaasheen dad badan oo tiradooda aan lasoo xaqiijin mana ahan markii ugu horeysay oo ay maleeshiyaadka itoobiya ay falal xun kula kacaan Bulshada Soomaliyeed.
Leave a Reply