Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi maxamed oo ay wehlinayeen Gudoomiye ku-xigeenada Gobolka ayaa manata dhagax dhigay Dugsigii Sare Farsamada Maxamuud Ahmed Cali ee Degmada Kaaran oo muda 27sano bur bursanaay.
Gudoomiye Taabit Cabdi Maxamed ayaa dhagax dhiga kadib warbaahinta u sheegay in maaamulkiisa uu xooga saari doono hormarinta Adeegyada aas aasiga ah sida Waxbarashada iyo Caafimaadka, wuxuuna ugu baaqay shacabka Gobolka in ay la shaqeyaan.
Leave a Reply