Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in Ciidamada Xarakada Al-shabaaba ay Goordhaweyd isaga baxeyn deegaanka Gendershe uu dhow Magaalada Marka ee Gobolkaas, Ciidamada Al-shabab ayaa loo malayanayo in ay ku wajahan yihiin goobihii habeen hore ay weerar ku qaadeen Ciidamo Mareykanka , kuwa Dowladda Soomaliya iyo Ciidamada Midowga Afrika.
Leave a Reply