Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ahna kusimaha madaxweynaha,Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa xariga ka jaray Hotel cusub oo laga Hirgaliyey Garoowe, Hoteelkaan oo layiraahdo Grand Hotel oo si casri ah loo dhisay ayaa kamid ah Hoteelada ugu qurxoon Soomaliya.
Xafladii Furitaanka Hoteelkaan waxaa Madaxwayne Kuxigeenka Puntland ku waheliyey Wasiiro,Xildhibaano,Ganacsato,Waxgarad
Leave a Reply