Dr Xuseen Cabdulaahi Bulxan oo kal hore shaaciyey inuu Muqdisho utagi doono si uu Dowlada Soomaliya iyo shacabkeeda uga soo dhaadhicin lahaa qadiyadayada Soomaliland ee gooni goosiga madaama Soomaliya wax naga dhexeeyaan ayaa loo diiday inuu hargayso kabaxo.
Leave a Reply