R’isul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa maanta diyaarad Helicopter looga qaaday xarunta xalane ee AMISOM, waxaana lagu dajiyey markab dagaal oo ka mid ah kuwa caalamiga ah ee ku sugan xeebaha Soomaaliya.
R’isul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa ka codsadey Midowga Yurub inay xoojiyaan dagaalka lagula jiro Burcad Badeedka.
Leave a Reply