Ilo Xog Ogaal ayaa sheegaya in Dhawaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu Tagi Doono Magaalada Stockholm ee Dalka Swedan uu Tagi Doono Wafdi uu Hogaaminayo Xasan Sheekh Maxamuud Socdaalka Xasan uu ku aadayo Halkaasi waxaa ka mid ah in uu Saxiixo Heshiis Lagu Soo Celinaayo Q axootiga Soomaaliyeed ee Dalkaasi Swedan Joogta.
Ilo Xog Ogaal ah ayaa sheegaya in La doonayo in dib loo Soo Celiyo Qaxootiga Soomaaliyed ee Dalkaasi Swedan joogta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Saxiixaya Heshiis Arimahaasi Ku aadan.
Dhinaca Kale Walaac iyo Walbahaar Arimahan Waxaa Ka Muujiyey Dad Soomaaliyeed ee Ku Dhaqa n Dalkaasi islamarkaana Ku Jira Xerooyin Waaweyn ee Ku Yalla Dalkaasi.
02 Bisha oo Ku aadan Maalin Arbaca ayaa Madaxweynaha Waxaa uu Tagi doonaa Dalkaasi Waxaana Casuumaad Rasmi ah uu Ka Helay Madaxda Dalka Swean
Dowlada Swedan ayaa Diyaarisay Dukumiintiyo La Doonayo in uu Saxiixo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Kaasi oo Dib looga Soo Celinayo Qaxootiga Soomaaliyed
Leave a Reply