Diyaarad Nuuca Militirga ah oo laga leeyahay Dalka masar ayana Saranyihiin Raashin iyo Daawo loogu talagalay dadka ay Abaaruhu Saameyeen, Diyaaradaan kasoo baxday Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaana la socda Mas’uuliyiin ka Tirsan Dowladda Masar Dowladda Masar ayaa dhawaan sheegtay in diyaarad gargaar sida ay usoo direyso wadanka Soomaliya, si loogu caawiyo shacabka Soomaliyeed ee Abaaraha ay sameeyeen.
Leave a Reply