Wasiirka wasaarada qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumada Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay tababar ku saabsanaa dabagalka iyo qiimeynta mashaariicda horumarineed ee hay’adaha caalamiga iyo dowladaha caalamka ay ka fulinayaan dalka, kaas oo loo qabtey qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaraddaha xukuumada Soomaaliya iyo kuwa maamul gobaleedyada.
Leave a Reply