Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Gaari Waxyabaha Qarxa laga soo buuxiyay ku qarxiyay Nawaaxiga Gurigii Hooyooyinka ee Magaalada Muqdisho Hay’adaha amniga ayaa hubisey in gaariga laga shakiyey laga fogeeyo shacabka si uusan waxyeelo u geysan.
Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda Sooamaliya ayaa sheegay in sidoo kale ay gacanta ku hayaan labo Nin oo la socday Garigaasi ilaa iyo hadana majiraan cid dhibaato kusoo gaartey.
Leave a Reply