Boqor salmaan Bin Abdulaziz Al-saudi ayaa fariin casuumaad ah u soo diray Madaxweynaha Jamuuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo si uu kaga qeyb galo shirka wadamada Islaamka iyo Mareykanka u dhaxeeyo kaa oo lagu qaban doono magaalada Riyad oo boqortooyada sacuudi carabiya ay marti gelineyso, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa mar hore ka helay Casumaad Boqorka Sacuudiga.
Leave a Reply