Dhawaan bay ahayd Markii Kacdoonka shacabka Soomaliyeed ay weerar dal iyo dibada Ku qaadeen Kooxdii Fashilantay ee hor kacaayey Xidig oo looga bartay Inuu Gabre ageesado kuwaas oo noqday Tuke cambaar leh.
Fanaanka wayn ee Soomaliyeed Xuseen shire Ciyaar Jecel ayaa markuu arkay kacdoonka shacabka soomaliyeed wadaan ayuu waxuu ugu baaqay Gudoomiye Jawaare in uu Maxkamad soo taagey Ilmaha Gabre oo fowadaynaya qaranka soomaliyeed, waxuuna wax la aqabli karin ku tilmaayey Abwaanku in Dowlad 3 bilood jirta aysan ahayn wax la mucaaradi karo.
Hoos kadaawo
Leave a Reply