Wasiirka wasaaradda Caddaaladda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub oo maanta booqday xarunta wasaaraddaasi ee magaalada Muqdisho, Mudane Xasaan Xuseen Xaaji wasiirka wasaaradda Caddaaladda ayaa xubnaha wafdigaasi kala hadlay arimo ay ka mid yihiin sidii loo horumarin lahaa adeegga garsoorka dalka.
Leave a Reply