Muuqaal:Baarlamaanka Jubaland oo lagu amray inaysan kismaayo ka dhoofi karin fasaxa Ramadaanka

Baarlamaanka Juubaland ayaa lafasaxay bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed iyadoona loo sheegay inaysan kismaayo kadhoofi karin cabsi laga qabo inay ku biiraan Xildhibaanada mucaaradka Jubbaland, Amarkaan ayaa kasoo baxay Madaxwaynaha Jubbaland axmed Madoobe iyadoo cirka isku shareertay mucaaradka ku kacsan kooxda axmed madoobe ee fadhiidka oo udiiday Jubbaland inay hormar gaarto taas oo kismaayo dhinac udhaafi wayday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.