Shirkii golaha wasiiradda Oo uu gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa lagu gudoomiyay in aan la aqbalin lacagta 200,000$ ah ee dawlada Soomaliya ugu deeqay maamul goboleedyada Soomaaliya oo aanay Jamhuuriyada Soomaaliland kamid ahayn waxaanu sheegayaa in Somaliland tahay dal madaxbanan.
Leave a Reply