Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn anoo Cabdi maxamed warsame Deeq faandhe waxaan ka tacsiyadeenayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee Walalkay Cabdulaahi Colaad Faarax. waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyska Reer Cabdulaahi iyo eheladiisa dhamaan tood in ilaahay samir iimaan ka siiyo jana fardowsa ka waraabiyo dambigiisa dhaafo.
ina lilaahi wa inaa ilehi raajicuun
alaha unaxariisto marxuum
cabdulahi colaad faarax
janatul firdowsa allaha ugu bishaareeyo
dhamaanteena samir iyo iimaan alaha naga siiyo
Aamin allaha kaa aqbalo ducadaada