Dhawaan bay ahayd markii maxkmada Soomaliya ay soo saartay go’aan dib in loogu tartamo 8 xildhibaan oo muran kajiray, hadaba haweenka ku sugan dagmada Cadaado ayaa soo dhaweeyey Go’aankaas sababtoo ah kursi gabar loo qoonteeyey ayaa waxaa kusoo baxay nin.
Leave a Reply