Wafti isku jira Xildhibaanno iyo xubno ka tirsan gudiga abaaraha oo gaaray Degmada Luuq ee gobolka Gedo waftigaan waxaa hogaaminaaya xildhibaan Maxamed Afay Maxamuud,Gudoomiye kuxigeenka Degmada Kismaayo Cabdi Barre Ibaahim iyo madax kale.
Waftigaan ayaa booqday xeryaha Barakacayaasha ee duleedka Luuq oo ay hayso hoy iyo cunto la’aan wxayna ka codsadeen bulshada Soomaliyeed inay gurmad dag daga inay lasoo gaaraan .
Leave a Reply