Raisulwasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Xasan Cali kheyre ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii caawa ka dhacay Maqaayadda Boosh Treats oo ah meel lagu caweeyo waxay ku taal degmada Hodon magaalada Muqdisho.
Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in ka dowladd ahaan ay aad kaga xun yihiin islamarkaana ay ka damqanayaan dadkii waxyeelada ay kasoo gaartay weerarkii caawa ka dhacay Maqaayadda Boosh Treats oo ku taal degmada Hodon magaalada Muqdisho.
Leave a Reply