Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Cambaareeyey weerarkii iyo dagaalka tooska ahaa ee xalay lagu qaday Maqaayadaha kala ah Pizza House iyo Posh ee Gobolkan Banaadir.
Madaxwayne Farmaajo ayaa shegay in ay tahay wax laga xumaado in lalaayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan islamarkaana dhiigooda la daadiyo iyakoo ku jira qayybihii ugu dambayey ee bisha Ramadaan.
Hoos kadhageyso
Leave a Reply