Gudoomiyaha G, Hiraan Yusuf Dabo Geed Ayaa Maanta Wax uu Dib ugu laabatay Magaalada Baladweyn Ka dib Safarkii uu Ku Aaday dalka Turkiga , Marki u Baladweyne Garay Ayuu Kulan Laqataya Qaar Ka mid Odayaasha Dhaqanka G, Hiraan Oo Uu Kala Hadlayay Dhismaha Maamul Sameynta hiraan iyo sh , dhexe.
Waxaa Mudoonykiii a Tagnaa Muran Ku Adan Dhismaha Maamul Sameynta Hiraan Iyo sh, dhexe , Hadalkaan Ayaa Wax uu Imanyaa Iyado La Ban qaday in Shirka Turkiga Markuu Soo Gabo Gabobo in La furi dooni Shirka Jowhar Laga furay ee Fashilmay .
Ergooyinka G, Hiraaan Ayaa Wax Ay ahayeen kuwii Horey I diiday Qaabka Saami Qeybsiga ee Lagu Waday in Lagu dhiso Maamulak Hiraan Sh, dhexe.
Halkaan Ka Dhageyso:
Leave a Reply